Horjoogaha Cadaado ayaa cunaqabatayn ku bilaabay magaalada diideyna diyaaradaha ka imanaya Muqdisho ee aan badneyn. Waraaq uu soo saaray Xaaf ayuu ku sheegay in uu joojiyay diyaradaha ka imanaya Muqdisho.
Xaaf ayaa shacabka Galmudug ugu gaarabay saameynta ay uu ku yeelan karo amarkan, isaga oo ka dalbaday in ay muujiyaan dulqaad inta arrintan laga xalinayo sababta keentay.
Xaaf ayaa ku taagan cidiyo yar asagoo lagu eedaynayo in Imaaraadku soo siiyay lacag lagu khalkhal gelinayo amniga dalka Somaliya guud ahaan kan Koofurta dalka.
Yuusuf Garaad oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in mishkiladu ka jirto horjooge maamul jufeed oo tagaya caasimad dal kale kadibna dhahaya wa diidanahay siyaasada Somaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay