13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kulmiye waxaan ku xasuusan doonaa qabyaalad iyo boob hanti: C/raxmaan Ciro iyo Arabsiyo

Kulmiye waxaan ku xasuusan doonaa qabyaalad iyo boob hanti waa hadalkii musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro oo reer Arabsiyo la hadlayay. Gudoomiyaha ayaa muuqaalka hoose iyadna la hadley taageerayaal ku soo biirey.




Hoos ka daawo C/raxmaan Ciro oo la hadlaya taageeeyal kaga soo biirey Koofurta Hargeysa

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS