November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka xasilinta ee magaalada Muqdisho oo bilaabay howlgalo cusub: MAQAL

Ciidanka xasilinta ee magaalada Muqdisho ayaa bilaabay howlgalo cusub oo ka dhana amni darada ka jirta magaalada oo hadda ay ku guulaysteen in dadku nabad ku seexdo.

Afhayeenka Laamaha Amniga Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka codsanayaan in ay la shaqeeyaan ciidamada Amniga xilliyadda ay howlgallada ku jiraan.



Hoos ka dhegeyso




C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS