20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Guryo ku gubtey Wajaale iyo dad loo qabtey

Guryo ku gubtey degmada Wajaale ee Woqooyi galbeed iyo dad loo qabtey oo lala xiriirinayo in ay ka dambeeyeen dabka. Guryaha masaakiinta ayaan ka soo hadhin dab qabsada.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS