November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Faahfaahin toogasho oo ka dhacdey garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo

Faahfaahin toogasho ayaa ka dhacdey garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo.

Mid ka mid ah Ilaalada Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ayaa toogasho ku dilay Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha ee magaaladaas Cabdisalaan Sanyare iyo mid kamid ah Askarta oo kuĀ  sugnaa gudaha garoonka.



Saraakiisha Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay ninkii Falkaasi ka dambeeyay.

Warar aan helayno ayaa sheegaya in taliyaha iyo ninka falka geystay ay isku khilaafeen arimo LACAGEED.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS