21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayaal Makaahiila (Samaroon) oo ku qarxiyay wasiir cod u raadsadey: xagee awal jirtey

Odayaal Makaahiila (Samaroon) ayaa wasiir Kulmiye ah oo cod u raadsaday si xun ugu qarxiyay. Xagee jirtey ma hadaa nala soo xasuustey. Odayadan ayaa joogag tuulada Xariirad ee gobolka Awdal kadib markii loo sheegay halkay jireen todobadii sano ee ay xukunka hayeen.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS