Axmed Madoobe ayaa sheegay xilliga uu qabanayo shirka maamul goboleedyada Koofurta oo uu ku dhawaaqay inkastoo Puntland ku kala jabtey halka ku xigeenka Camey diidey Cabdiwelli Gaasna ogolaadey.
Maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo ayaa sheegay in Axada oo bishu sideed tahay ay isugu yeereen dhamaan maamul goboleedyada Koofurta. Dadka badankiisa ayaa shirkan u arka waqti lumis maadaama dastuurku qeexayo in siyaasada dibedda looga dambeeyo dawlada dhexe.
Dhanka kale Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal uga jirta sidii ay u baajin laheyd shirka lagu wado in uu ka furmo Magaalada Kismaayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay