09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Axmed Samatar wuxuu soo faqay dhiilo aan iska aasayney oo Muuse Biixi ummada ka galay

Prof Axmed Samatar wuxuu soo faqay dhiilo aan iska aasayney oo Muuse Biixi ummada ka galay waxa sidaas yiri hogaanka sare ee xisbiga Wadani oo ka cadhoodey Prof Axmed Samatar oo Muuse Biixi ku amaaney dagaalo uu ka ridey gobolada Woqooyiga, qayb weyna ka ahaa xasuuqyo dhacay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS