08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaankii Faysal Waraabe oo si rasmiya ugu biirey Wadani kabahana la dulmaray Kulmiye

Suldaankii Faysal Waraabe suldaan C/qaadir ayaa si rasmiya ugu biirey Wadani kabahana la dulmaray Muuse Biixi iyo Kulmiye. Suldaanka ayaa u adkeysan waayay hantida la boobayo.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS