07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beel Isaaqa oo ka baxdey degmo kuna biirtey degmo kale iyo sababta oo ay sheegeen

Beel Isaaqa ayaa ka baxdey degmo kuna biirtey degmo kale. Cuqaasha beesha oo iskugu timi shir jaraaidna qabatey ayaa ka Hadley sababta ay uga baxeen degmo uguna biireen degmo kale.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS