21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Kulmiye oo garaacis ku bilaabay masuul ka tirsan Wadani oo Hargeysa ku sugan

Xisbiga Kulmiye ayaa garaacis ku bilaabay masuul ka tirsan Wadani oo Hargeysa ku sugan. Masuulkan oo saxaafada la hadley ayaa og ragga soo weerary ee garaacay.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS