20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Diyaarad Imaaraadku leeyahay oo rakaab ku dhex geeriyooday

Diyaarad Imaaraadku leeyahay ayaa rakaab ku dhex geeriyooday. Diyaarada Emarat ayaa duulimaadku ahaa Dubai-Muniikh oo Jarmalka ah markii arintani dhacdey.


Diyaarada ayaa loo weeciyay Kuwayt halkaas oo ay si deg dega ugu degtay. Waxa garoonka lagu dejiyay ilmoyar oo ka mid ahaa rakaanka oo dakhtarkii arkey xaqiijiyay in uu geeriyooday.



Qoraal ka soo baxay diyaarada ayaa sidaas lagu sheegay. Qoraalku ma sheegin dhalashada ilmaha iyo wadanka uu ka soo jeedo. Diyaarada ayaa sii wadatey socdaalkeeda halkaas oo ay gaartey MUniikh laba saacadood iyo badh kadib.

Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS