Hargeysa–Gacanyaraha Siilaanyo oo ah ninka aan la dooran laakiin ay ka go,do talada maamulka Hargeysa ayaa sheegay in uu tagayo Ingiriiska magaalada Cardiff oo uu sheegay in golaha deegaanka magaalada uu ictiraafayo goni goosadkooda.
Hadaba yaa degan Cardiff, Cardiff waxay ahayd magaalo xeebeed ay iman jireen badmaaxiinta Somalida ama dadkii Ingiriiska ka soo raacay dhulkii Ingiriisku u bixiyay Somaliland. Somalida degan ayaa u badan dad ka soo jeeda jufo ahaan jufada beesha dhexe.
Xildhibaanka laga soo doorto Cardiff ee xisbiga shaqaalaha Ingiriiska ayaa markaasi ay la fuuleen qadiyada gooni goosadka waana xildhibaano aan tiro badnayn oo u ololeeya gooni goosadka SNM.
Suaasha dad badan is waydiinayaan ayaa ah maxay soo kordhin kartaa ictiraaf ay ka helaan magaalo 7000 u jirta iyagoo ka waayay ictiraaf Hargeysa iyo Burco dhexdeeda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay