Dab ka kacay xarun shidaal oo ku taal degmada Cadaado ee gobolka Galguduud. Xaruntan shidaal ee dabku ka kacay ayaa ku dhex taalay goobo ganacsi agteeda.
Waxaana la sheegay in uu ku faafay meelo kale oo ganacsi oo xaruntaasi ka agdhawaa.
Dabka ayaa la damiyay hadda intiisa badan,waxaana ku guuleystay damintaasi maamulka degmada Cadaado. Waxaa uu dabkaasi geystay Khasaare hantiyadeed.
Burburka dalka kadib waxa batey xarumaha shidaalka ee gubta mana jirno awoodo lagu xakameeyo dadka shidaalada ku gadaha wadooyinka iyo meelaha ganaciga agtooda.
Haddii aad rabto in aad sawirada hoose weynayso laba mar tuuji mowska.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay