19/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Bahgobo ee deegaanada ku heersan Hargeysa oo ka cararay Kulmiye kuna biirey Wadani

Beelaha Bahgobo ee deegaanada ku heersan Hargeysa ayaa ka cararay Kulmiye kuna biirey Wadani. Deegaadan Hargeysa ku deedsan aya xisbiga Kumiye aad iskugu halaynayay.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS