November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasi Cali Faarax oo ka yaaban oday dhaqameedka Awdal ee kolba dhinac u ordaya

Siyaasi Cali Faarax ayaa ka yaaban oday dhaqameedka Awdal ee kolba dhinac u ordaya sheegayna in waxa dhacaya yihiin wax laga duceysto. Waxa laysku dilayaa waa darajo. Wuxuuna taabtey in waxa socdaa uu yahay doorasho hoose ee aanu ahayn gooni goosad.





ARAABINEWS