Mukhtaar Roobow ayaa ka hadley cadowtinimada argagixisadu u qabto shacabka Muslimiinta. Roobow oo dhawaan isku soo dhibey dawlada kana toobad keenay dhiigii uu hore u daadiyay ayaa dhiig u shubey dadka dhaawaca ah.
Roobow ayaa u mahadceliyay dawlada Turkiga iyo dawladaha kale ee gurmadka tooska ah la soo gaaray shacabka argagixisadu xasuuqdey. ”Argagixisada dhib ayay ku haysaa shacabka waxana loo baahan yahay in meel looga soo wada jeedsado ayuu yiri Roobow.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay