12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/welli Gaas oo gurmad ku diyaariyay Boosaaso guddina u magacaabay xasuuqii Muqdisho: MAQAL

C/weli Gaas ayaa gurmad ku diyaariyay Boosaaso guddina u magacaabay xasuuqii Muqdisho. Madaxweynaha Puntland oo ka Hadley xasuuqii lagu diley dad ku dhow sadex boqol mid aan hore loo arag.

Dardaarankeygu waa in caddowgaasi u soo jeestay umadda xasuuqaya loo midoobo inta aysan dad danbe naga leynin..dhib kalena geysan” ayuu yiri Madaxweyne Gaas.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS