12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax xigeenka Wadani oo xafiisyo ka furey degmada Baki ee gobolka Awdal

Musharax xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa xafiisyo ka furey degmada Baki ee gobolka Awdal. Ololaha doorasho ee maamulka Somaliland ayaa si xawliya uga socda degmooyinka.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS