21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Muuse Biixi oo guushaba isa siiyay gabayna ku tilmaamey

Muuse Biixi ayaa guushaba isa siiyay gabayna ku tilmaamey. Ololaha maamulka Somaliland ayaa bilow ah ayadoo la filayo in doorashadu dhacdo bisha dambe.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS