20/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax ku xigeenka Wadani oo xafiisyadii ugu badnaa xariga ka jaray

Musharax ku xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa xafiisyadii ugu badnaa xariga ka jaray gobolka Awdal. Waxa la filayaa doorashada maamulka Somaliland in ay dhacdo bisha soo socota.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS