20/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Culimada Togdheer oo habaarey argagixisada ka dambeysay xasuuqii Zoobe

Culimada Togdheer ayaa habaarey argagixisada diinlaaweyaasha ahaa ee ka dambeysay xasuuqii Zoobe ee lagu diley in ka badan 300 oo qof iyo dhaawac intaas ka badan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS