08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha ciyaalka Somaliland oo ka damqadey xasuuqii argagixisadu kula kacdey dadkeena

Gudoomiyaha ciyaalka Somaliland ayaa ka damqadey xasuuqii argagixisadu kula kacdey dadkeena si adagna war uga soo saaray. Xasuuqii Sabtidii hore ayaa taabtey dhamaan ciyaal iyo ciroolaba.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS