20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dib u jaleec khudbad qiimo leh oo uu jeediyay AUN madaxweyihii u dambeeyay dalka: MAQAL

Dib u jaleec khudbad qiimo leh oo uu jeediyay AUN madaxweyihii u dambeeyay dalka. Maanta oo kale waxay aheyd 21-kii Oktoober Xilli Habeen Ah Sanadkii 1969-kii markii inqilaab aan dhiig ku daadan lagu badbaadiyay dalka oo jahwareersan.



Maxamed Siyaad Barre ayaa waxa uu ka hadlay Marar badan Xukunkii Kacaanka iyo waxa uu ka qabtay. Dawladii Somaliyeed ee reer galbeedka burburiyay ayagoo adeegsanaya jufooyin ay soo hubeeyay iyo dalalka jaarka ah.




Hoos ka dhegeyso

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS