Miino argagixisadu aastey ayaa la kacdey gaadhi haween saarnaayeen Afgooye. Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya gaadhigan ayaa sheegay in dadkii saarnaa gaadhiga ay badankooda ku geeriyoodeen.
Dad ku sugan Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa sheegaya in haweenkii saarnaa gaariga caasiga ah badankood ay geeriyoodeen.
Qof ka mid ah dadka degaanka oo saxaafada war siiyay ayaa sheegay inuu indhihiisa ku arkay Meydadka 6 qof, sidoo kale gaariga agtiisa ay yaalleen dad gubtay.
Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in gaarigaasi ay usoo gurmadeen dadka deegaanka inkastoo wax badan ayna ka qaban Karin. Argagixisada shabaab ayaa wadooyinka ku aasta miinooyin disha dadka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay