RW Xasan Kheyre iyo madaxda maamul jufeedyada ayaa ka qaybgalaya caleemo saarka Waare. Caleemo saarka aya ka dhacaya magaalada Jowhar ayadoo dadka badankiisu qabaan in ay tahay waqti lumis xilli lacagtaas loo wareejin lahaa dadkii ku dhintey xasuuqii Soobe.
Ammaanka magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana wadooyinka waa weyn lagu arkayaa Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM, iyaga oo gawaarida dadweynaha ku baaraya barkontoroolada ku yaalla Jowhar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay