Hordhaca dhoolatuska xisbiga Wadani oo ushu cirku u dhacayn. Waa maalintii sadexaad ee ololaha xisbiyada Somaliyeed ayadoo manta ay tahay maalinta xisbiga Wadani.
Dadweyne aad u farabadan ayaa isugu soo baxay fagaaraha kheyriyada Boorama halkaas oo usha la tuuro dhulka u dhacayn.
Hoos ka fiirso isku soo bixi xalay oo taageerayaal jilbeysan si xun gawaadhida loo fuuley
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay