13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Golaha hal-abuurada iyo fanaaniinta Hargeysa iyo Burco oo baaq soo saaray

Golaha hal-abuurada iyo fanaaniinta Hargeysa iyo Burco ayaa baaq soo saaray. Golahan ayaa Hargeysa ka dhisan waxayna ka waleeceen qabyaalada maamulka taala oo xargaha goosatey.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS