November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Jabuuti soo dhaweyna loogu sameeyay

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka degay Jabuuti soo dhaweyna loogu sameeyay. WAa lutii sadexaad ee Farmaajo ku tago dalalka jaarka asagoo hore u tagey Yugandha, Itoobiya hadana ku sugan Jabuuti.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti, Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti..



Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in safarkiisa uu salka ku hayo sidii loo dar-dar gelin lahaa dagaalka ka dhanka argagixisada Shabaab oo dad ku dhow 400 ku xasuuqdey Soobe.



Madaxweynaha ayaa raba sidii loo midayn lahaa qorshayaasha wadamada geeska Afrika ee ay ku wajahaayaan ka hor-tagga khatarta argagixisada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS