Doorashada Kiiniya ee Beri ayaa war ka soo baxay. Kadib markii dacwad loo gudbiyay maxkamada sare ee Kiiniya lagana dalbadey in dib loo dhigo doorashada beri ayaa waxay ku guuldaraysatey in ay aqlabiuyad ku timaad Nayroobi.
Mid ka mida xaakinada ayaa waardiyeheedii la dhaawacay halka mid kale xcanuunsan yahay dalkana joogin meesha mid kale diyaarad la’aan uu iman kari waayay caasimada.
Taas oo ka dhigan in uu tirada la rabo buuxsami waydo sidaana doorashadu u dhici doonto beri oo Khamiisa. Raila Odinga ayaa isagu sheefgay in uu ka hadli doono arinta maxkamada iyo waxa uu yeelayo kadib markii uu ka hakiyay xisbigiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay