10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi oo ka hadlay weerarkii shiid ee lagu qaaday C/raxmaan Ciro

Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi ayaa ka hadlay weerarkii shiid ee lagu qaaday guriga C/raxmaan Ciro ka degan yahay Hargeysa halkaas oo booliisku sheegay inay dad u qabteen.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS