12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo reer Berbera la dardaarmey: ha iga hiilinina

Muuse Biixi ayaa reer Berbera la dardaarmey una sheegay inayna ka hiilin. Siyaasiyiinta reer Berbera ayaa intooda taageerada haysataa ay ku hulaaleen Muuse Biixi kuna biireen Wadani.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS