08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Awdalstate way jiraysaa haba noqoto noocyo badane Farmaajana waajibkiisa ha guto: Prof Nageeye

Farmaajo haduuna awood lahayn afka ka hadlo hana difaaco midnimada dalka. Madaxweynaha Awdalstate ayaa sheegay in Awdalstate Jiri doonto haba noqoto noocyo badane.

 



ARAABINEWS