Dhaxal sugaha Sucuudiga ayaa lugaha fidsadey xireyna maalqabeeno iyo wasiiro xilli dawlada Yaman gantaal ku garaacdey madaarka Riyaad inkasto Sucuudigu sheegtay inay ku soo rideen hubka Maraykanku siiyay.
Dadka la xirey waxa ku Jira ninka lagu magacaabo Alwaleed oo ah maalqabeen weyn oo saamiyo kuleh shirkadaha reer galbeedka ee saxaafada iyo kuwa kale.
Waxa kaloo ku Jira wasiiro iyo dhaxal sugayaal hore. Dhaxal suge Maxamed Salmaan oo madax u ah guddi musuqmaasuq ayaa hor boodaya in uu wadada ka banaysto maalqabeenadan iyo siyaasiinta kale.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay