16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax C/raxmaan Ciro oo fariin u direy taageereyaashiisa

Musharax C/raxmaan Ciro ayaa fariin u direy taageereyaashiisa xisbiga Waddani oo la filayo inay guul balaaran ka soo hooyaan doorashada la filayo inay dhacdo usbuuca soo socda.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS