18/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirkii shaqada ee maamulka Somaliland oo xilkii ka tagey kana baxay Kulmiye

Wasiirkii shaqada ee maamulka Somaliland ayaa xilkii ka tagey kana baxay Kulmiye. Wasiirkan oo lagu arkayay isagoo u ololaynaya Kulmiye ayaa dadkiisu ku naceen taas oo ku kaliftey inuu iscasilo.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS