[wpdevart_youtube][/wpdevart_youtube]Qaar ka tirsan maamul goboleedyada ayaa hortagey aqalka sare ee aan la garanayn ujeedada loo dhisay.
Gudomiye Ku xigeenka Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari oo Kulanka shir gudoominayay ayaa Warbixin la xiriirta shaqada Golaha ujeediyay Ka qeyb galayaasha kulankaan.
Dhammaan Madaxda maamul goboleedyadda ayaa khudbad ay kaga hadlaayeen Xaaladda Soomaaliya waxa ay u jeediyeen Xildhibaanada Aqalka Sare.
Hoos ka daawo Axmed Madoobe
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay