18/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudiga doorashada maamulka Somaliland oo ka hadlay kaadhasha iibka ah

Gudiga doorashada maamulka Somaliland ayaa ka hadlay kaadhasha iibka ah ayadoo aan la garanayn cida kaadhadhka iibinaysa si loo yareeyo codkii ay heli lahaayeen xisbiga Waddani.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS