Dr C/raxmaan Bayle ayaa beeniyay warar warbaahintu iska qortey. Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa saxaafada la hadley.
Wasiirka ayaa beeniyay warar la iska qorey oo sheegayay in wasaaradu cashuur ku kordhisey xoogsatada ka xamaalada dekedda Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwa aan waxbo ka jirin isla markaana Wasaaradu aysan sameyn Canshuur kordhin.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Wasaarada Maaliyadda aysan culeys iyo Canshuur kordhin saarin ganacsatada Soomaaliyeed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay