Gacanyare Maxamuud Xaashi ayaa deg deg u magacaabay booskii uu ka tagey wasiir Obsiiye oo ka soo jeeda gobolka Awdal kuna bedelay inadeerkii oo durba hore ka bilaabey ololaha asagoo loo dhiibey lacag lagu sheegay 20,000 oo doolar sida wararku sheegayaan.
Maxamuud Xaashi ayaa jagada wasiirka shaqada ee gabalkeedu dhacay u magacaabay Cismaan Cabdi Sh Maxamuud. Ololaha doorashasa maamulka ayaa xawli u socda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay