07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha Makayl-dheere (Samaroon) oo cududeeda ku biirisay xisbiga Wadani

Beesha Makayl-dheere (Samaroon) ayaa cududeeda ku biirisay xisbiga Wadani. Ololaha doorashada xisbiyada Somaliland ayaa xawli ku socda. Xisbiga Wadani ayaa gobolka Awdal kaga horeeya xisbiga Muuse Biixi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS