08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir waqtigii ka dhacay oo soo dhaweyn deg dega Boorama Kulmiye ugu sameeyay

Wasiir waqtigii ka dhacay oo soo dhaweyn deg dega Boorama Kulmiye ugu sameeyay. Wasiirkan ayaa la sheegay in uu caan ku yahay in uu aqbalo jagooyinka saacadaha ugu dambeeyay ee lagu kala tagey goobta.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS