21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro oo sheegay inuu aqbali doono doorashada laakiin ka digey

Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa sheegay inuu aqbali doono doorashada laakiin ka digey in qas laga bilaabo doorashada oo si nabadgelyo ah u codeen.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS