Wasiir Maryan Qaasim ayaa ka hadashay waxa ku kalifay inay is casisho. Maryan Qaasim Axmed Wasiirkii Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya ayaa noqotey wasiirkii ugu horeeyay ee iscasila.
Maryan Qaasim ayaa ka mid aheyd Wasiiradda uu soo Magaacay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre markii xukuumadda lasoo dhisay.
Wasiiradda ayaa Twitterkeeda ku sheegtay in ay xilka iska casishay arimo u khaasa. Waxayse goor dambe oo ay la hadashay saxaafada ku sheegtay in ay jiraan is dhex yaac xukuumada dhexdeeda ah.
Wasiirada ayaa u muuqata in qaybteeda gargaarka lagala wareegay oo ay ahayd in ay iyadu ahaato hordhaca.
C/llaahi Warmnooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay