Musuqii ugu xumaa ayaa ka dhacay Gebiley iyo caruur u codeysay Kulmiye. Caruurta codaynaysa ayaa watey kaarar been abuura oo dadkii lahaa ka dhoofay ama Dhintay.
Sidoo kale Degmada Gabilay Codad Ka badan 40 oo Been Abuur ah ayaa Laga Buuxiyay Laba Sanduuq oo hadda loo tiriyay Muuse Biixi.
Muuse Biixi laftiisa ayaa yimi kana dulbaroortey gudiga sidaasna loogu tiriyay codadkan been abuurka ah. Dhaqanka Foosha Xuni waxa uu Dhaawacayaa Hanaankii Quruxda Badnaa ee ay Doorashadu u dhacdey keeni karana in laysku dhaco.
Hoos ka fiirso sawirada caruur codeynaysa
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay