November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Salaadiinta Musharax C/raxmaan Ciro oo wacad ku maray inayna qaadanayn ku shubasho

Salaadiinta Musharax C/raxmaan Ciro ayaa wacad ku maray inayna qaadanayn ku shubasho ku timaada doorashadii ay galeen oo hadda muuqata in si cad loo aasay codadkii xisbiga Wadani.



 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS