13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka Hargeysa oo ka hadley dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay rabshadihii xalay

Badhasaabka Hargeysa ayaa ka hadley dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay rabshadihii xalay dhacay. Doorashadii ka dhacday Somaliland ayaa si cad loogu shubtey inkastoo welli la sheegin natiijada.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS