04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: Xisbiga Wadani oo qaadacay doorashadii lagu shubtey

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo saxaafada la Hadley ayaa sheegay in ay qaadaceen doorashadii lagu shubtey. Waxa cadayd in gudiga doorashada maamulku aanu xalin Karin ku shubashada ka dhacdey doorashada.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS