Doorashadii lagu shubtey oo gudigii fashilmey beri ku dhawaaqayaan yayse dan ugu jirtaa
Doorashadii lagu shubtey Somaliland ayaa gudigii fashilmey beri ku dhawaaqayaan waxaadse is waydiin kartaa cida ay dani ugu jirto. Dadka badankiisa ayaa isku raacay in gudigaas doorashada la kala diro.
Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa isagu qaadacay taas oo ka dhigan in doorashadan lagu shubtey aan cidina aqbali doonaan markii ay diideen gudigu in dhamaan dib loo tiriyo codadka xalaasha ah.
Doorashadan ayaa ku socota sidii Kiiniya halkaas oo dib loogu celiyay ayadoo la eegayo danta dalka. Somaliland ahaan waxa taageero ay ka helayaan wadanka INgiriiska oo laga yaabo inuu amro in doorashada lagu celiyo.
Waa doorashada ugu musuqa badweyn ee uu qabto Siilaanyo laguna dhawaaqayo ayadoo gudigu qirtey in musuq baahsan uu jiro.
Cidna dan uguma jirto ku dhawaaqida codadkan lagu shubtey waa haddi laga hadlayo in la helo aqoonsi dadku siiyaan maamulka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...