10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Raiisal wasaaraha Sucuudigu maamulo ee Lubnaan oo hakiyay is casilaadiisa

Raiisal wasaaraha Sucuudigu maamulo ee Lubnaan ayaa dalkiisa ku noqdey. Xariiri ayaa isagoo jooga Sucuudiga sheegay inuu is casilay kana cawday in xisbullah iyo Iiraan khatar ku yihiin.



Xariiri ayaa markii uu ku noqdey Lubnaan loo sheegay inuu ka noqdo is casilaada lagana diidey in laga aqbalo.

Xariir ayaa dawlad wadaaga la galay Xisbullah hadana ku andacoonaya inay dilayaan arintaas oo beena. Sucuudiga oo aan u babac dhigi Karin Iiran ayaa raba inuu ku awrkacsado Lubnaan oo aan dagaal u baahneyn.



Ururka Xisbullah ee Lubnaan ayaa Yuhuudu ka baqdaa waxayna hilfaha u qaadeen askar badan oo Yuhuuda xaga Yuhuuda xasuuqdey shacabka Lubnaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS